Dhabahaagii dugsiga barbaarinta
Waddada dugsiga barbaarinta waxay kaa caawinaysaa qof cusub ahaan inaad qaado tillaabadaada ugu horreysa ee ku aaddan ka shaqaynta dugsiga barbaarinta.
Iyada oo la kaashanayo isbaridda dhijitaalka ah, waxaad kobcinaysaa xirfadahaaga luqadda, isla markaana aad baranayso qiyamka dugsiyada barbaarinta ee Iswidhan. Waxyabaha tababarka waxaa lagu heli karaa luqado kala duwan.
2
Dhowr jeer ku celceli nuxurka casharrada, ku baro luqadaada hooyo iyo af iswiidhishka labadaba ilaa aad ka fahanto nuxurka.
3
Marka aad dhammayso dhammaan casharrada oo aad fahanto waxa ku jira, waxa aad geli kartaa imtixaankii ugu dambeeyay. Haddii aad ka gudubto imtixaanka, waxaad heli doontaa shahaado dhiblooma ah.